Saafi Films Jaceyl Sheekooyin Geeraaro Gabay Suugaan shirib somali music heeso cusub heeso hore kaban dhaanto samatar hiba nuura saafi studio saafi films warar cusub
Latest Media
Aqbaarta 06 09 2010
[07-09-2010 04:31]
Aqbaarta 05 09 2010
[05-09-2010 09:24]
Aqbaarta 04 09 2010
[04-09-2010 08:12]
Aqbaarta 03 09 2010
[04-09-2010 04:50]
Aqbaarta 02 09 2010
[02-09-2010 05:37]
Aqbaarta 01 09 2010
[02-09-2010 01:33]
Aqbaarta 31 08 2010
[31-08-2010 07:29]
Sooma Gaadaco
[31-08-2010 03:11]
Afuraay Qeyladhaan ...
[31-08-2010 00:43]
Aqbaarta 30 08 2010
[30-08-2010 05:40]
Random Media


Users Online
· Guests Online: 80

· Members Online: 1
samira

· Total Members: 76
· Newest Member: horaceskidmo
New Page 3

Naag sedex NIn guursatey oo hal mar la wada furey.

Dhacdo la yaab leh, hase yeeshee in aan badneyn u soo laab-laabatay ayaa ka dhacdey degmada waaberi ee magaalada Muqdisho, iyadoo arrintanina ay tahay mid afka lagu wada hayo.

Haweeney lagu magacaabo Fartuun ayaa hal mar ay wada fureen sedex nin oo si qarsoodi ah ay u mehersatay, kadib markii is qab-qabsi kadib si kedis ah ay u ogaadeen in ay sedex nin wada guursatey.

Mid ka mid ah raga ay haweenkani guursatey oo qaraabo ay ahaayeen, si qarsoodi ahna ay isku qabeen ayaa ka dhiidhiyay, kadib markii uu dhowr habeen ugu tagay gurigooda iyada oo nin kula hasaaweysa, muran kadibna ay ku soo baxeen qoyskeeda oo uu u sheegay in uu qabo Fartuun, uuna u dulqadan karin, waxyaabaha socda, balse iyada ayaa arrintaasi gaashaanka ku dhufatay oo sheegtey in uusan qabin, hase yeeshee markii buuqa uu batey ayuu sheegay in uu sedex ku furey.

 

Arrintaasi waxaa ay anfariir ku ridey ninkii ay gudaha ay kula hasaaweysay oo isbna ka mid ahaa ragii ay sida qarsoodiga ahaa ku mehersatay, wuxuu isna sheegay in uu furey, tanina waxa ay noqotay arrin kale oo qoyska buuq gelisa, inkastoo Fartuun ay qiratay meherka wiilkan, ayna ku tilmaantey buuqii hore mid lagu sumcad dilayo, balse furiinka wuu dhacay.

Laakiin intii buuqa uu socdey waxaa yimid nin kale oo isna ahaa ninkii sedexaad oo qabey, kaasi oo buuqa guriga la yaabey, markii dadka goobta ku sugnaa uu weydiiyayna loo sheegay in Gabar Fartuun la yiraahdo oo guriga degen ay labo nin guursatey, taasi oo isna qaracan ku noqotay, isna goobta ayuu ku furey.

Sheekooyin & Arrimaha Bulshada
Aug 31, 2010Dhalinyaradii Taleefanada ku nasiibso oo C...
Aug 31, 2010Kulan Soomaaliyeed: Murti Goos Goos Ah.
Aug 31, 2010Jacaylku xeer ma leeyahay?
Aug 20, 2010Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.
Aug 20, 2010Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duula...Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duulaya, Marka ...
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.




Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.