BARNAAMIJYADA
Latest Media
Musalsal Nuura 24
[19-05-2013 19:12]
Xikmadii Jaceylka 120
[19-05-2013 11:32]
ILMAHA YAR EE LA FA...
[19-05-2013 09:29]
Warkii 19 05 2013
[19-05-2013 07:31]
M Soomaaliya oo Som...
[18-05-2013 20:48]
Madaxweynaha Maamul...
[18-05-2013 19:46]
Buuhoodle oo wacdar...
[18-05-2013 19:07]
Warkii 18 05 2013
[18-05-2013 06:25]
Xikmadii Jaceylka 119
[17-05-2013 19:57]
Musalsal Nuura 23
[17-05-2013 15:04]
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
Fanaanadda Farxiyo Rasta Ayaa Si Toos ah U Qiratay In ay Jaceyl Uga Baxday Fanaan Kale oo Soomaaliyeed oo Xiriir Mudo ay wadaageen
DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
Fanaanka Da,da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheeq Maxamuud oo booqasho ku jooga wadanka qadar ayaa waxa uu wareysi uu sii yay wakaalada wararka u faafisa Qatar oo lagu magacaabo QANA oo uu u sheegay in ay wada xaajod la furayaan Al-shabaabka Soomaaliya.
DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
Warbaahinta caalamiga ah ayaa warisay in dagaalyahano katirsan xoogaga Shabaab lagu qabtay dagaalada ka socda dalka Maali.
Ciidamada Chad oo kamid ah howlgalka lagula dagaalamayo Islaamiyiinta Maali ayaa qabtay dagaalyahanadan kasoo jeeda Soomaaliya kana tirsanaa Shabaab.
Nin Soomaali ah oo qaatay Diinta Kirishtaanka oo maanta la toogtay
Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay C/Wali ayaa waxaa lagu toogtay Bartamaha Degmada Gaarisa ee Xaruunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
DAAWO MUUQAAL Layaab Nin Sida Baabuurta Oo Kale u dhawaaqaya
Dadka qaar ee dunida ku nool ayaa waxa ay qaarkood yihiin kuwa matala muuqaalo iyo codod yaab leh si ay u soo jiitaan indhaha daawadayaal badan.
DAAWO SAWIRO General Ismaaciil Saxradiid oo ku dhawaaqay in Eey Weerar Ku Qadayaan Shabaabka Ku Harsan Jubooyinka
Taliyaha guud ee ciidamada Dowladda ee Jubbooyinka Generaal Ismaaciil Saxardiid oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa wuxuu faah-faahin ka bixiyay qorshaha Shabaab ee kaga aadan Gobalada ay ku sugan yihiin.
Madaxweeyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Shacabka Ugu Baaqay In Laga Gudbo Qabiilka Loona Gudbo Qaran Jaceeyl
Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka gudbaan marxalada qabiilka una gudbaan qaran.
DAAWO MUUQAAL :- Qudbadii xasaasiga aheyd ee Madaxweyne Xasan Sheekh ka jeediyay magaalada London.
DAAWO MUUQAAL :- Qudbadii xasaasiga aheyd ee Madaxweyne Xasan Sheekh ka jeediyay magaalada London.

Waxaa magaalada London ku sugan maalinkii sedexaas Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh, inta lagu guda jiray joogitaankiisa ayaa waxaa uu ka qeyb galay xaflad ay kumanaan Soomaali ah isugu yimaadeen taasoo lagu qabtay hool weyn wuxuu ka jeediyay halkaas qudbad xasaasi ah oo taabaneysa dhinacyo badan.
Daawo muuqaalkaan shactarada leh ee Qabsatay Wariyahaan War baxinta Diraya.
Wariye si shactaro ah u soo Gudbiyay Warbaxintiisa iyaga oo ay ka carqaladaynayaan soo tabinta barnaamijkiisa Dad Soo hor maraya kaamirada horteeda.
Xagee ku Dambeeyaan Rag lala Xariiriyay Al-Shabaab oo laga soo qabtay Dalka Dibadiisa Muqdishana laga soo dajiyay?
Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay xabsiga kasii deysay tira mawaadiniin Soomaaliyeed ah oo waayahaan Muqdisho kuxirnaa kadib markii si aan shaac aheyn dowlada loogu soo gacan geliyay.

Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.04 seconds 5,745,718 unique visits Top